Diyaarada Kenya Airways Oo Shaacisay Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Ay Duulimaadyo Toos Ah Ka Bilaabayso Somaliland.
May 12, 2021 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Diyaarada Kenya Airways ayaa maanta shaacisay in ay duulimaadyo toos ah ka bilaabayso Somaliland 28may ee bishan duulimaadyo Hargaysa Iyo Nairobi ah.
