Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Madbacadda Qaranka Ku Wareejisay Daabacaadda Manhajka Waxbarashada Dalka.
May 12, 2021 - Written by admin
“Afar boqol oo kun oo Carruur ah ayaa laga doonayaa Madbacadda Qaran in ay buugtooda Daabacaddo oo aan la waayey saddexda bisha July” Wasiir Toorno.
