“Xadhigayga Waxaa Ka Dambeeyay Xisbiga KULMIYE Oo Isku Dayay In Uu Qaato Codka Deegaankayga…” Musharrax Qaasim Saleebaan.
May 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax qaasim saleebaan oo kamid ah musharixiinta golaha wakiilada gobolka sool oo xukumadu dhawaan xidhay ayaa ka waramay xadhigiisii iyo cida ka danbaysay iyo shirqoolada loo maleegay.