Madaxwaynaha Jsl Oo Lafilayo In Uu Safar Ugu Kicitimo Dalka Jabuuti Iyo Waxa Uu Daaran Yahay!
May 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa Sida ay sheegeen ilo xogogaal oo ka dhow qasriga madaxtooyada Somaliland ayaa la filayaa inuu maalinta beri ah safar ugu kicitimo dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.