berberatoday.com
Raysal Wasaare Abiye Axmed Oo Iskugu Yeeshay Madaxda Ismaamulada Dawlada fadaraalka Itoobiya Iyo Sobobta! A
May 17, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysalwasaaraja dalka itoobiya abiye axmed ayaa iskugu yeedhay dhamaan madaxwaynayaasha ismaamulada fadaraalka itoobiya kuwaasi oo uu kulan kula yeelan doona caasimada adis ababa

Yeedhista maamulada qoomiyadaha itoobiya ee raysalwasaare abiye ayaa imanaysa xili ay gudida doorashooyinka dalka itoobiya shaaciyeen in ay markale dib udhacayso doorashada itoobiya

Sidoo kale dawlada itoobiya ayaa xiligan la daalaa dhacaysa colaado sokeeye oo ka socda gudaha itoobiya kuwaasi oo sobobay dhaqaale xumo soo foodsaarta dawlada itoobiya ee uu hogaamiyo raysal-wasaare Abiye Ahmed.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews