Dood Cilmiyeed Ku Saabsan 30 Sannadood Ka Dib Maxaa Hortaagan Dhaqaalaha Somaliland?
May 20, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood cilmiyeed kusaabsan 30sannadood ee ay Somaliland jirtay kadib maxaa hortaagan dhaqaalaha dalka taasi oo uu qabtay tvga Horn cable ayaa waxaa ka qaybgalay aqoonyahan ku takhasusay arimaha dhaqaalaha maamulka xarunta akaadamiyada iyo shakhsiyaad kale.
