Somaliland: Tirada Dad Sitay Walxaha Qarxa Oo Ciidammada Amnigu Ku Qabteen Magaalada Burco
May 20, 2021 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Ciidammada Amaanka, ayaa Shalay Duhurkii Magaalada Burco ku qabtay Dad looga shakiyey inay qorshaynayeen Weerarro Qaraxyo oo ka dhan ah Amniga Somaliland.