berberatoday.com
“Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Xasuuq Siyaasadeed Ayuu Kula Kacay Beelaha Samaroon Ee Degan Gobolka Gabiley…”Caaqil Cumar Cismaan.
May 21, 2021 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Caaqil Cumar cismaan Aw Muxumed oo kamid Ah Madaxdhaqameedka Somaliland ee deegaanada Dilla ,gabiley Iyo wajaale Oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada gabiley  ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne bixi iyo xisbigiisa kulmiye oo uu sheegay in uu beelaha samaroon ee dega gobolka gabiley maroodi jeex kula kacay xasuuq Siyaasadeed una  diiday in xataa ka sharaxo xisbigiisa.

Sidoo kale caaqil cumar ayaa beelahaGada buursi ee degan gabiley maroodi jeex ugu baaqay in ay doortaan musharax beesha ee a sharaxan xisbiga Ucid Eng Maxamed Haaruun.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews