berberatoday.com
Doorashooyinka Ka Qabsoomaya JSL 31th May 2021 Ee Baarlamaanka & Golayaasha Deegaanka Waa Mid ka Mid Horumarada Lagu Qiimayn Doono Somaliland, Dunidu Wada Sugayso”W/Q: Maxamed Cabdi Sooyan
May 22, 2021 - Written by admin

Doorashooyinka Ka Qabsoomaya JSL 31th May 2021 Ee Baarlamaanka & Golayaasha Deegaanka Waa Mid ka Mid Horumarada Lagu Qiimayn Doono Somaliland, Dunidu Wada Sugayso.

Hadaba, Gobolka Saaxil Waxa La odhan Karaa Waa Midka Ugu Xamaasada badan JSL ee Doorashadu Ka Dhacay Arintaasina Waxa Loo Sababayn Karaa Xildhibaano Miisaan Culus & Nin Garbood Badan ayaa Saaxada Tartanka Deegaanka & Baarmalaankaba Kasoo Muuqday.
Xildhinaan Maxamed Xaaji Maxamuud (Badhar) Waa Barbaartii Berbera, Isla Markaana Asal Soo jireen ahaa Oo Caruur & Cirooleba garanayo Islama Markaana Bulshada Gobolka Saaxil Ay Jeceshahay Maadama Uu Yahay Nin Samcad Badan Isaga & Qoyskiisuba Ku Leeyihiin gobolka.
Xildhibaanku Waa Shiikh Diinta Allah Iyo Sunaha Nebigiina (SCW) Ku ah Mufti Isla Markaana Garanaya Sida bulshada Loo Horumariyo oo Gacan & Garaba Loo Siiyo Guri Walba oo Gobolka Saaxil Ah, Sidoo kale Xildhibaanku Waa Bulshaawi Jecel dhalinyarada Iyo Gebi ahaanba Bulsho Waynta Gobolka Saaxil Waxa Lagu Xasuusan karaa Udebecsanaanta & Diirnaxa bulshada oo marwalba Wuxuu jecel yahay Quruxda Bulshada Gobolkiisa.
Xildhibaanku Muddo 20 Sanno ah wuxuu Ku Jiray Siyaasada Isagoo Intaasba Samo-talis ahaa oo Garab istaagi jiray Horumarka JSL .
Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Waxaa Ubaahan Bulshada Gobolka Saaxil Gaar ahaa Degmada Berbera.
Ugu Danbayn Xildhibaanku Wuxuu Haystaa Cod Mug & Miisaan Leh, Codkaasi oo Degmada Laasciidle, Degmada Berbera & Gebi ahaan Gobolka Uga Diyaar ah Idamka Allah Waxaana Loo Saadaalinayaa inuu Cod Fiican oo Aad Usareeya Kaga Soo Bixi Doono Tartanka Musharaxiinta  Golayaasha Deegaanka Ee Xisbiga Kulmiyee Ee Gobolka Saaxil.
Qof Daacad ah, Dadka La Dareen ah, Dalkiisana Jecel Waa Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud (Badhar) Waxaana Munaasib ah Mar Haddii Sifooyinkaasi Xildhibaanku Ku Sifoobay In Bulshada Reer Saaxil Ucodeeyaan.
W/Q: Maxamed Cabdi Sooyan
Berbera, Somaliland 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews