Maxaad Ka Ogtahay Taariikhda Ku Duugan Buurta Daalo”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
May 22, 2021 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Buurta daalo ee ku taala magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa ah Buur ay ku duugan tahay Taariikho aad u badan oo dhankastaba leh.
Hadaba, warbixin ayaan idiinka haynaa Taariikhda kala duwan ee ku duugan Buurta Daalo ee gobolka Sanaag.