berberatoday.com
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Iyo Hogaamo Ciidan Oo Kale+Cida Uu Umagacaabay!
May 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay sida aanu warar hoose ku Helnay in uu xilkii ka qaaday taliyihi ciidanka Sirdoonka Somaliland Xuseen Kiiniyaati isagoo  taliye cusub umagacaabay ciidanka sirdoonka qaranka.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa La sheegay In uu xilkii ka qaaday taliye kuxigeenkii ciidanka Laanta Socdaalka Sabalaale Halka Uu Taliye kuxigeenka Ciidanka Laanta Socdaalka usoo magacaabay Maxamed Cali Baadiye oo hore uga tirsanaa Saraakiisha ciidanka sirdoonka Qaranka Somaliland

Sidoo kale Wararka aanu ka helayna xilka qaadista uu madaxwayne biixi ku sameeyay taliyihii ciidanka sirdoonka ayaa sheegaya in uu taliyaha cusub ee ciidanka sirdoonka umagacaabay Sabalaale oo hore u ahaa taliye uxigeenka ciidanka Laanta socdaalka Somaliland. Ee Imicgrationka,

Majiro war rasmi oo kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha oo lagu shaaciyay magacaabista iyo xilka qaadis uu ku sameeyay Taliyihi ciidanka sirdoonka Somaliland Xuseen Kiiniyaata oo mudo hayay xilkan’

Wixii faah faahin ah ee kasoo kordha warkan kala soco Wararkeena Danbe.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews