Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Dhalinyarada Uga Digay Dhaqan-xumada, Baaqna U Diray Waalidiinta!
May 26, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ku baaqay in aad loo ilaaliyo taribiyada iyo akhlaaqda ubadka, lagana feejignado wax kasta oo lid ku ah dhaqanka diinta islaamka,waxaanu si gaar ah tallooyin ugu soo jeediyey Waalidiinta.
![](https://i0.wp.com/www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2020/02/Wasiirka-diinta-iyo-Awqaafta-Somaliland.png?resize=504%2C356)