Wasiirka Maaliyada Sacad Cali Shire Oo Sheegay In Sida Loola Dhaqmo Beelaha La Hayb-sooco Ee Somaliland Ay Bar Madow Ku Tahay Qaranka!
May 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Takoorka lagu hayo Bulshada ka soo jeeda Beelaha la Hayb-sooco. Iyadoo sheegtay in Habka loola dhaqmo Dadka soo jeeda Beelaha la Hayb-sooco ee Somaliland ay Boog Madow ku yihiin Qaranimada Dalka.