Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Marxuum Abwaan Sooraan.
May 28, 2021 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta aas qara magaalada burco oogu sameeyay abwaan sooraan oo kamid ahaa hal abuurka somalida oo shalay ku geeriyooday burco