berberatoday.com
Chelsea Oo Markeedii Labaad Ku Guuleystay Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League Kadib Markay Kooxda Manchester City Ka Talaabsatay
May 29, 2021 - Written by admin

Porto(Berberatoday.com)-Chelsea ayaa markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League kaddib markii ay si dirqi ah kaga adkaatay kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa ay ku wada ciyaareen garoonka Estadio do Dragao magaalada Porto ee dalka Portugal.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda Chelsea.

Daqiiqadii 43-aad kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 0-1 ka dhigay Kai Havertz, kaddib markii uu caawin ka helay saaxiibkiis Mason Mount.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Blasé ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhammaatay 0-1 ay kaga adkaatay Chelsea kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa ay labada kooxood ku wada ciyaareen garoonka Estadio do Dragao magaalada Porto ee dalka Portugal, taasoo ka dhigtay in Blues ay ku guuleystay koobka Champions League markii labaad Taariikhda.

SAWIRRO:

Gool FM.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews