Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Ciidamadii Ilaalinayay Goobaha Codbixinta Ee Gobolada Dalka!
May 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooynka Somaliland ayaa kala diray inka badan 1000 ciidanka booliska ah oo ilaalin doono qaarkamid ah goobaha codbixinta maalinta doorashada ee gobolada iyo degmooyinka Somaliland.
