“Doorashooyinkani Taariikh Gaar Ah Ayey Gobolka Sool Iyo Shacabkiisaba U Leeyihiin..”Gudomiye Jiidhe
May 30, 2021 - Written by admin
Sool(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay Doorashooyinka la filayo inay isniinta dalka dhacaan, waxaanu tilmaamay inay Doorashooyinkani ay uga duwan yihiin Doorashooyinkii hore ee Shacabka reer Sool.
