Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Waxa Ay Doorashadani Kaga Duwan Tahay Doorashooyinkii Hore Ee Somliland Ka Qabsoomay Iyo Dhacdooyinka Ku Xeeran Ee Dunida Inagu Qiimaynayso
May 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Maxamed gaboose ayaa ka hadlay doorashada maalinta bari ah dalka ka qabsoomaysa iyo dhacdooyinka ku xeeran ee somaliland lagu qiimaynayo
Sidoo kale dr gaboose ayaa shacabka somaliland gu baaqay in ay dooraan barkhad batuun.