Masuuliyiinta Sedexda Xisbi Qaran Oo Ka Warbixiyay Tirinta Codadka iyo Natiijada Hordhaca ah Ee Dalka
June 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Sedexda Xisbi Qaran Oo Ka Warbixiyay Tirinta Codadka iyo Natiijada Hordhaca ah Ee Degmooyinka dalka ee ilaa hada la shaaciyay.