“Siyaasadda waxaan ka Fadhiisan doonaa Markay Somaliland Aqoonsi Hesho..” Wasiir Hore Cismaan Saxaradiid Cadaani
June 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Warbaahinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay inuu Siyaasadda ka fadhiisan doono marka Somaliland Aqoonsi buuxa caalamka ka hesho.