berberatoday.com
Somaliland: Natiijad Hordhaca Ah Ee 6 Degmo Doorasho Iyo Sida Xisbiyadu Ukala Heleen
June 2, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka ee Lix degmo-doorasho oo ka tirsan 23 degmo-doorasho ee Somaliland ka kooban tahay.

Degmooyinka lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee codbixinta, ayaa kala ah Taleex, Xuddun, Lughaya, Saylac, Gar-adag iyo Sallaxley.

Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa hoggaaminaya inta badan lixda degmo ee codbixintooda lagu dhawaaqay. Lixda degmo wadar ahaan marka laysku daro kuraasidoodu yihiin 55 Kursi, kuwaas ooo 30 ka mid ah uu ku guulaystay xisbiga Kulmiye, halka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani uu ka helay 17 Kursi. Xisbiga UCID ayaa helay 9 Kursi.

Natiijada Hordhaca ah ee Lixda Degmo-doorasho ee la shaaciyey

Shaxda Hoose kaga Bogo sida ay xisbiyadu ugu kala guulaysteen kuraasida Lixda degmo-doorasho.

Xigasho Somalilandpost.net.
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews