Garsoore Ka Qayb Qalay Dacwadii Badda Ee Somaaliya Iyo Kenya Oo Geeriyooday
June 3, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-James Richard Crawford, oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhageystay dacwadii badda ee u dhaxeysay Soomaaliya iyo Kenya ee ka qabsoontay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), ayaa geeriyooday isagoo jira 72-sano sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Australia