Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirinta Codadka Gobolka Maroodi Jeex Iyo Wakhtiga Lafilayo In Lagu Dhawaaqo Natiijada!
June 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta xisbiyada Kulmiye Ucid ujooga Xarunta komishanka doorashooyinka ee ay kasocoto tirinta codadka gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay halka marayso tirintoodu iyo wakhtiga lagu wado In ay komishanka doorashooyinka shaaciyaan natiijada hordhaca ah ee golaha deegaanka degmada Hargaysa.

