“Illaa Hadda Waa Lagu Wada Qanacsan Yahay Natiijooyinka Ka Soo Baxay Doorashada..” Xildhibaan Baar Siciid
June 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Baar Siciid Faarax, oo ah haweenayda qudha ee ku jirtay Golaha Wakiillada ee wakhtigu ka dhammaaday, ayaa ka hadashay aragtideeda ku waajahan qabsoomidda Doorashooyinka isku sidkan ee dhawaan dalka ka dhacay, waxayna tilmaamtay inay si wacan oo nabadgalyo ku jirto u qabsoomeen.