Komishanka Doorashooyinka Oo Hada Ku Dhawaaqay Natiijada Hordhaca Ah Ee Degmada Hargaysa Iyo Sida Ay Xisbiyadu Ukala Heleen 17 Kursi!
June 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka degmada Hargaysa ayaa hada ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee Golaha deeganka degmada hargaysa iyo sida xisbiyada Ucid ,Kulmiye Iyo Wadani Ugu kala guulaysteen 17kursi ee golaha deegaanka hargaysa
Sidoo kale komishanka ayaa shaaciyay magacayada xildhibaanada kusoo baxay liiska golaha deegaanka hargaysa iyo xisbiyada ay kazoo kala jeedaan
XISBIGA UCID; 4
XISBIGA KULMIYE;6
XISBIGA WADANI;7
HALKAN KA AKHRI MAGACYADA XILDHIBAANADA SOO BAXAY;