“Alaylehe Orgigii Cali Guray Sheegay Ee Muuse Urarnaa Jiilaal Xunbaa Helay”Boqor Buurmadow.
June 7, 2021 - Written by admin
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay guuldarrada Xisbiga Kulmiye ka soo gaadhay doorashooyinka dalka ka qabsoomay islamarkaana bogaadiyay Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani.
