Gudoonka Xisbiyadda Mucaaridka Ah, Oo Ku Qancay in Cabdikariin Axmed Mooge Noqdo Maayarka Caasimada Hargeysa.
June 7, 2021 - Written by admin
Gudoonka Xisbiyadda Mucaaridka ah, Oo Ku Qancay in Cabdikariin Axmed Mooge Noqdo Maayarka Caasimada Hargeysa.
Kadib Markii, Shir dheer, oo Albaabadu u Xidhan Yihiin Lagu Qaatay Caasimada Hargeysa, Waxaa Lagu Qanciyay, Xildhibaanada Hankoodu ahaa Maayarka in ay u Tanaasulaan Cabdikariin Axmed Mooge.
Haddii, Cabdikariin Dhinaca Mucaaridka isku Soo Taago Maayarka Caasimada Hargeysa, Waxaa Lagu Waddaa in Maayar Kuxigeenkiisu Noqon doono Siciid Jaamac Cali oo Kulmiye kasoo Baxay.
W/Q Wariye C/raxmaan Hiiraan.