berberatoday.com
Isbahaysiga Xisbiyada Mucaraadka Somaliland Oo Shirkii Uhoreeyay Yeeshay
June 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa saaka Shirkii ugu horreeyey ku yeeshay Magaalada Hargeysa.
Kulanka waxaa ka soo qeybgalay, Guddida Iskaashiga labada Xisbi, Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad iyo Xubnaha Xildhibnada Golaha Wakiilada ee Gobolka Maroodijeex iyo Golayaasha Deegaanka ee Degmada Hargeysa, sida oo kale waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaano kale oo Xisbiyada uga soo baxay Gobollada Dalka.
Kulankan ayaa ahaa is barasho dhex maraysay mudnaayaasha golayaasha ee Labada Xisbi.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews