Siday U Kala Cod Badan Yihiin 20 Xildhibaan Ee Golaha Wakiillada Uga Soo Baxay Gobolka Maroodi-jeex
June 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Xalay Saqdii dhexe ku dhawaaqay Natiijada ka soo baxday Doorashadii Golaha deegaanka ee Caasimadda Hargeysa iyo Doorashadii Golaha Wakiillada ee Gobolka Maroodi-jeex.