berberatoday.com
Abwaano Iyo Haldoorka Dhallinyarada Somaliland Oo Maanta Qado Sharaf Ku Maamuusay Maayarka Mustaqbalka Dhow Ee Caasimada Hargaysa Cabdikarim Ahmed Mooge!
June 8, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubno kamid ah Abwaanada ugu caansan Gayiga somalida iyo guud ahaan Somaliland  Aqoonyahan, garyaqaano iyo qaarkamid ah dhalinyarada  degmada Ibraahim koodbuur ee magaalada hargaysa ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay xildhibaanka ugu codka badan caasimada hargaysa xildhibaan cabdikariim axmed mooge ahna maayarka cusub ee shacabka Somaliland doorteen in caasimada  hogaamiyo.taasi oo ka qabsoontay huteelka suldaan ee xaafada jig jiga yar.

 

Sidoo kale Abwaanno, Garyaqaano, Aqoonyahan iyo haldoor kale oo  rag iyo dumar isugu jira ayaa si wayn u muujiyay garab istaaggooda ay garab joogaan Mudane Cabdikariim Axmed Mooge.

Dhanka kale Xildhibaan  Cabdikariim Axmed Mooge ayaa uga mahad celiyay dhallinyarada kulankaas, waxana uu ka sheekeeyey qorshaha uu doonayo inuu caasimadda ku hoggaamiyo.

Kulanka ayaa kusoo dhamaaday waji farxadle oo ay iswaydaarsadeen haldoorka dayarta Somaliland iyo xildhibaanka shacabka caasimadu doortay xildhibaan maayar cabdikariim axmed mooge

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews