La Taliyaha Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ee Arimaha Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Isbahaysiga Ay Xisbiyada Mucaaridku Samaysteen.
June 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Lataliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha doorashooyinka cabdilaahi daahir cukuse ayaa ka hadlay sida ay ka xukuumad ahaan u arkaan isbahaysiga ay xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid samaysteen si ay uhantiyaan shr gudoonka golaha wakiilada iyo maayarada dalka