berberatoday.com
“Doorashadii Dhacday Waxay Soo Dedajinaysaa Aqoonsiga Somaliland”Eng Maxamed Xaashi
June 9, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa sheegay in Doorashooyinka Isku sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiilladu ay Somaliland u suurto-galinayso Aqoonsi Caalami ah oo ay hesho.

Eng Maxamed Xaashi oo warbaahinta qaarkood ugu warramay magaalada Hargeysa maanta, waxa uu sheegay in doorashadani ahayd tii ugu horreeyey nooceeda ee dalka ka qabsoonta maadaama Isku mar la qabtay doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Wakiillada isla markaana ay codbixiyeyaashu uga qayb-qaateen si ka duwan qaabkii ay markii hore ugu codeyn jireen xildhibaannada la dooranayo.

Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo arrintan iyo Qodobbo kale ka hadlay, ka daawo Muuqaalka Hoose.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews