berberatoday.com
Xukumada Somaliland Iyo Xisbigeeda Kulmiye Oo Diyaarinaya Qorshaha Ka Dhan Ah Isbahaysiga Mucaaridka
June 9, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Kulmiya ayaa caawa kulano hoose iskugu yeedhay kaadiriyiinta Xisbiga oo uu Horeeyay Madaxweyne Muuse Biixi halkaasi oo ay ku diyaarinayaan qaabkii loo kala jabin lahaa isbahaysiga mucaaridka ee Waddani iyo Ucid

KULMIYE oo hore ugu hirgashay isbahaysiga Mucaaridka in ay ku qaybsadaan 16 sanno ka hor Xisbiga Ucid shirgudoonka Wakiiladda ayaa Hadda wadda in balanqaadayo waaweyn u samaynaaya xubnaha xildhibaanadda ee Xisbiyadda kale si shirgudoonka la saaro Wasiir Faratoon. Geesta kalena Mayirkii hore Caasimada Cabdiraxmaan Caydiid Soltelco ayaa xidhiidh hoose la samaynaaya xildhibaanadda Deeganka barriga Hargeysa iyo kuwa ay isku Deeganka yihiin isagoo ka raajicinaya inay kalsoonioda codka siiyaan ilaa hadana warka aanu helaynaa waxa uu sheegayaa in Cabdiraxmaan Soltelco gacmo madhan ka taaganyahay Iskudaygaas

Isbahaysiga Mucaaridka ayaa geestiisa kulamo joogto ah labadda galinba ku yeesha Hotel Ambassador taaso ilaa Hadda khilaaf xoogan iyo is afgaran waa Dhanka maayirka Caasimadda iyo shirgudoonka Wakiiladda u dhaxeeyo.

Guddomiye Faysal Cali waraabe ayaa ku adkaysanaya in maayirka Caasimadda la siiyo xisbigiisa madame uu Waddani u ogolyahay Guddomiyaha Wakiiladda Waxaanu udiyaariyay inuu Mayarka Noqdo Xildhibaan Siciid Cabdisamed Cudhay halka ay Xisbiga Wadanina La doonayaan Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge oo Codadkii ugu Badna abid kusoo baxay ee Xildhibaan Lagu doorto.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews