berberatoday.com
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Dhaariyay C/rashiid Xaashi Cabdi Shiil, Oo Kamid Noqon Doono Golaha Guurtida Somaliland
June 10, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamuuriyadda Somaliland, garyaqaan   Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10/06/2021, dhaariyey mudane C/rashiid Xaashi Cabdi Shiil, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya  mudanayaasha golaha Guurtida JSL.

Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi Cabdi Shiil ayaa buuxiyay jago ka bannaanaatay golaha Guurtida, taasi oo uu baneeyay marxuum Axmed Xaashi Cabdi Shiil, kadib codsi lagu dhaarinayo mudanahaasi oo golaha Guurtidu Maxkamadda Sare u soo gudbiyay.

Dhaarinta kadib guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadam Xaaji Cali, waxa uu xildhibaanka kula dardaarmay  in uu bulshada ugu adeego si daacad ah oo hufan , waxaanu ALLE  uga baryey in uu u fududeeyo masuuliyada culus ee loo igmaday.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews