Sheekh Axmed Iid Oo Talooyin Usoo Jeediyay Musharixiinta Labada Gole Ee Soo Baxay Iyo Kuwaan Soo Bixinba.
June 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Sheikh Axmed iid oo kamid ah culimada hargaysa ayaa talooyin dhaxal gal ah usoo jeediyay musharixiinta kusoo baxay xildhibanada iyo kuwaan soo bixinba