Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Hankiisii Maayarnimo Uga Tanaasulay Cabdikariim Axmed Mooge Iyo Gudoomiye faysal Oo Ka Hadlay!
June 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan siciid cudhay ooh ore ushaaciyay in uu usharaxan yahay maayarka caasimada hargaysa ayaa ka tanaasulay hankiisii isagoo sheegay in uu utanaasulay Xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo kazoo baxay xisbiga wadani
Munaasibada uu ku tanaasulay siciid cudhay oo ay goob joog ka ahaayeen gudoomiyaha faysal cali waraabe iyo xildhibaan loo tanaasulay ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay gudoomiye faysal oo sheegay in xisbiga ucidna uu qaatay maayar kuxigeenka sida uu dhiga heshishka isbahaysi ee labada xisbi ee wadani iyo ucid.