berberatoday.com
Xisbiyada Mucaaridka Ee Wadani Iyo Ucid Oo Go,aamiyay Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Degmada Burco Cida Noqonaysa!
June 12, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan ay caawa isugu yimaadeen xisbiyada Mucaaridka ah ee WADDANI Iyo UCID oo Isbahaystay sidii ay shir gudoonka golaha wakiilada iyo maayarada dalka ugu guulaysan lahaayeen ayaa  go,aamiyey cida noqonaysa maayarka iyo maayar ku xigeenka degmada BURCO.

Kulankan ayay mucaaridku ku go,aamiyeen in maayarka iyo kuxigeenka burco la siiyo xisbiga UCID.

Waxaana loo xulay

1-Maayarka BURCO Cabdirisaaq ibraahim cabdi  Cabdirisaaq Hero

2-Maayar ku xigeenka Burco Dr Mukhtar Abdi Maxamud (Baaryare)

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews