Xukuumada Somaliland Oo Cashuur Dhaaf Usamaynaysa 200 Oo Gaadiid Yar Yar Ee Bilaa Taarikada Ah.
June 12, 2021 - Written by admin
Hargeysay(Berberatoday.com)-Wasaaradaha maaliyada iyo gaadiidka ayaa shaacisay in cashuur dhaaf usamaynayso inka badan 200 gaadiidka yar yare e bilaa taarikada ah
Sidoo kale masuuliyiinta wasaaradaha ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay cashuur dhaafka usiinayaan gaadiidka yar Yar Ee bilaa taarikada ah .