Xukuumada Somaliland Oo Jawaab ka Bixiyay War Ay Maamul Goboleedka Punthland Kasoo saareen Imtixaanka Shahaadiga ee Qaybo Kamid Ah Gobolka Sanaag.
June 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbasrahda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay war ay maamul goboleedka punthand ksoo saareen imtixaanka shahaadiga ah ee dhawaan ka bilaabmaya gobolka sanaag.