Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Saartay Jadwalka Dhaarinta Xildhibanaada Degmooyinka Ee La Doortay
June 13, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa Soo saartay Jadwalka Maxkamadaha Degmooyinku ku Ansiximayaan Natiijada Doorashada 20-ka Degmo Doorasho ee Dalka ,
Waxa aanu Gudoomiyuhu sheegay inaanay jirin Cabasho ka Timid Golayaasha Deegaanka oo Shuruudaha buuxisay Sida darteenta ay Wasaarada Arimaha Gudaha u gudbiyeen Jadwalka dhaarinta Golayaasha Deegaanka ee Cusub.
Berberatoday.com