berberatoday.com
“Kulanka Uu Cabdikariim La Kulmay Madaxwaynaha Aniga Waan Taageersanahay, Waayo Maayarnimadiisa Ayaa Ku Xidhnayd”Sheekh Aadansiiro.
June 13, 2021 - Written by admin

“Cabdikariim Waa Dadka Aynu Doonayno In Aynu Caasimada Ku Midayno Iyo Dalkaba Isaga Iyo Barkhadba”Sheekh Aadansiiro

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray “Aadansiiro” oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland badina ka hadla xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka Taagan iyo khaladaadka hogaaminta madaxwayne biixi oo Caawa ka qaybgalay munaasibad Duco iyo taageero ahayd oo Loo qabtay laba xildhibaan ee ugu codka badan gobolka maroodi jeex barkhad batuun iyo xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo ugu cod badan golaha deegaanka degmada hargaysa ayaa soo dhaweeyay kacdoonka shacab ee ay horseedeen labadan nin oo uu sheegay in mudan tahay in la barbar istaago.

 

Sidoo kale sheikh aadansiiro ayaa ka hadlay kulankii uu cabdikariim axmed mooge la qaatay madaxwayne biixi oo uu soo dhaweeyay maadama ay ku xidhan tahay maayarnimadiisu.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews