berberatoday.com
Qaarkamid Ah Saraakiishii SNM Oo Ka Hadlay Taariikhda Jabhadii Afraad Ee Bud dhiga U Ahayd Halganka Iyo Deegaanadii Ay Ka Bilaabantay!
June 13, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Saraakiishii Hogaaminaysay Halgankii Lagu Xoreeyay somaliland ayaa ka hadlay bilowga Dhaq dhaqaaqa halganka iyo deegaanadii ay ka bilaabantay jabhadii Afraad oo budhig unoqotay SNM islamarkaana ay saraakiishii uhoreeyay ee ka taga taliskii siyaad bare utageen

Muj.Gen Maxamaed Xasan Cabdilaahi (Jidhif” Muj Maxamed Cilmi Galaan iyo Muj Aadan Maxamuud Diiriye “Aadan Ruush” Ayaa siqoto dheer uga hadlay jabhadii Afraad ee fadhigeedu ahaa deegaanada Xuduudka Teedsan ee Wadada Godka, Geeda Maxamed Cali Iyo Duriya,

Sidoo Kale Saraakiishan ayaa sheegay in jabhadii afraad oo uu hogaaminayeen muj dhuxul, cabdikariim cali buux iyo sarkaal Maxamed Cali oo markii danbe hogaanka uqabtay ay ahayd Halkii SNM ka bilaabtay markii danbe iyagoo ku baaqay in aan la dafirin taariikhda halganka iyo Aas aaska jabhadii Afraad

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews