berberatoday.com
Puntland”Maxkamad Dil Ku Xukuntay 17 Qof Oo Argaggixiso Lagu Sheegay
June 15, 2021 - Written by admin

Gaalkacyo(Berberatoday.com)-Maxkamadda sare ee Ciidammada qalabka sida ee Puntland, ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntey 17 nin oo ka tirsan ururka Alshabaab. Halka mid 18-aad oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Axmed Buraale lagu xukumey Xabsi daa’in, sida lagu xusay go’aan maxkamadda kasoo baxay.

Dadkan la xukumay, ayaa 5 ka mid ah waxay Maxkamaddu ku sheegtay in ay yihiin horjoogayaashii ugu sareeyey ee go’aamin jirey dilalka iyo qarxyada Gaalkacyo, halka 12 kalena ay dilalka loo diro fulin jireen.

Raggan ayaa waxaa horay xukun dil ah ugu riday Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Puntland. Balse waxay ka qaateen racfaanka iyagoo qabsaday qareeno u dooda oo ka difaaca dambiyada.

Waa tiradii ugu badnayd oo ay Puntland ku rido xukun dil ah oo katirsan kooxda Alshabaab. Qaar badan oo katirsan ayaa kasoo muuqday muuqaallo ay ku qiranayeen dambiyada laguu oogay.

Puntland waxay sheegtay in ay soo afmeertay shabakadii Alshabab ee tan iyo sanadkii 2008 howlgallada isugu jira qaraxyada iyo dilalka ka geysan jirtay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews