“Burco Way Tashatay Ee Xukuumaddu Ha Ka Dayso Tashuushka”Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid.
June 19, 2021 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Xoghayaha warfaafinta Ee xisbiga Ucid Yuusuf Kayse ayaa ka hadlay warar kazoo baxay magaalada burco iyo kalfadhigii golaha deegaanka burco ee loo balansanaa maalinta bari ah in uu dhaco oo la sheegay in xukuumadu dib udhigayso isagoo ku baaqay in xukuumada ka dayso faro galinta iyo tashuushka ay ku furayso.
