Amb Cawil Cali Ducaale Oo Dhaliilay Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka!
June 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha Madaxwayne Muuse Biixi Ee arimaha wada hadalada Somaliland iyo Somaliland hore usoo noqday Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukumadii ddaahir riyaale amb Cawil Cali Ducaale ayaa ka hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee dalka ka dhacay 31may isagoo shacabka iyo madaxwaynaha Somaliland ku bogaadiyay qabashadeeda
Sidoo kale Amb cawil cali ducaale ayaa dhaliilay isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid oo isku xulufaystay sidii ay ugu guulaysan lahaayeen shir gudoonka golaha wakiilada iyo badi maayarada dalka.