berberatoday.com
“Hadii Ay Xukuumadu Qaadato Raysal Baarlamaanka Waxay Doonaysaa In Uu Unoqdo Yes Man, Mucaaridkuna Wuxuu Doonayaa In Ay Xukuumada….”Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye”Daawo Muuqaal
June 21, 2021 - Written by admin

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Sheekh Siciid Axmed Ismaaciil “Siciid Sokeeye” oo kamid ah xildhibaanada cusub ee golaha wakilada somaliland ee kusoo baxay doorashadii dhawaan dalka ka dhacay ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha taariikhdiisa

Xildhibaan sheekh  siciid sokeeye oo jimcihii uu khudbad uu ka jeediyay midkamid ah masaajidada magaalada hargaysa ay Xukuumadu sas ka qaaday maanta uu ka jawaabay wasiirka Diinta iyo awqaafta ayaa ka waramay arimo door ah oo la xidhiidha waxyaabaha uu doonayo in uu kaga hawgala golaha sharci dajinta ee loo doortay.

Sidoo kale xildhibaan sheekh siciid sokeeye ayaa markale fariin culus udiray xildhibaana golaha wakiilada oo uu uga digay in ay dhaqaale ku badashaan codkooda iyo masiirka ay umadu udooratay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews