Madaxweyne Muuse Biixi Oo Todobaadkan Dabayaqadiisa La Filayo Inuu Xadhiga Kajaro Dekeda Cusub Ee Berbera
June 21, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-24.6.2021 oo ah khamista ayaa lagu wadaa in xadhiga laga jaro dekeda cusub DP world iyo Somaliland iska kashadeen
waxay ka kooban tahay 400Mitir oo deked ah iyo 25 HA container yard.
sido kalle waxa ka mid ah dhismayaal xafiisyo iyo warshad laydh”
Waxa si wada jir ah xadhiga uga jari doona
madaxweynaha muuse biixi cabdi iyo CEO Dpworld Suldaan . Waxa kale qayb galaya masuliyiin ay ka mid yihiin wasiro wadamada jaarka. saaxafad caalami ah iyo.
tan gobolka geska Africaba.
Wufuudaha ka qayb galay munaasibadani ayaa qarkood soo gadheen Berbera
Berberatoday.com