“Isku Shaandhaynta Uu Wakhtigan Samayn Karo Madaxwayne Muuse, Ma Noqon Karto Wax Aan Ahayn Kud Ka Guur Oo Qanjo Uguur”Cali Guray.
June 22, 2021 - Written by admin
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo Kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee inta badan faaleeya Xaaladaha Siyaasadeed ee Somaliland iyo hogaaminta xukuumada uu Gadhwadeenka yahay madaxwayne biixi ayaa ka hadlay Isku shaandhayn uu xiligan sameeyay madawayne biixi In Aanay wax micnaha samaynaynin iyo waxa laga filan karo in ay ka badasho golihiisa wasiirada oo tan iyo wakhtigii uu soo dhisay xukuumadiisa ay bulshada dhaliilsanayd
