Telefiishanka ‘The Elephant’ Oo Sheegay Inay Somaliland Ka Jirto Dimuqraadiyad Leh Adkaysi Iyo Awood Isla Xisaabtan
June 22, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbaahinta Caalamiga ah ee ‘The Elephant’, ayaa wax ka qortay isla-markaana War-bixin muuqaal ah ka samaysay Dimuqraadiyadda iyo nidaamka doorashooyinka Somaliland.
‘The Elephant’ ayaa War-bixinteeda oo lagu waraystay Sihaam Muumin oo ah Haweenay Aqoonyahanad reer Somaliland ah oo Maraykanku Tababbaray, ayaa uu ‘The Elephant’ wuxuu Ciwaan uga dhigay ‘Somaliland: Halka Bariga Afrika ugu dimuqraadiyadsan’ ayaa wuxuu ku falan-qeeyay Marxalihii Somaliland soo martay iyo siday u dhistay Hanaan Dawladeed oo Dimuqraadi ah.