Ciidamada TPLF Oo Soo Riday Diyaarad kuwa Dagaalka ah Ee Itoobiya, Lana Wareegay Magaalooyin Cusub.
June 25, 2021 - Written by admin
Tigray(Berberatoday.com)-Ciidamada Falaagada TPLF ayaa la sheegay inay la wareegeen xarunta Raadeerada ee la socodka duulimaadyada gobolka Tigray.
Warbaahinta ayaa tabineysa in dagaalka markale qarxay ee u dhaxeeya Millatariga dalka Itoobiya oo garab ka helaya kuwa Ereteria iyo ciidamada Falaagada Tigrayga inuu ka dhashay khasaara badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.
